Mareykanka, Japan iyo Kuuriyada Koofureed oo heshiis kala saxiixday
Apr. 08 (Jowhar.com)-Kuuriyada Koonfureed, Maraykanka iyo Japan ayaa ku baaqay in la xoojiyo taageerada caalamiga ah ee dedaallada lagu mamnuucayo shaqaalaha.Ay Kuuriyada Woqooyi u dhoofiso dalalka debedda, iyo weliba in la xakameeyo!--more-->…