Madaxweyne Xasan oo kormeeray ciidan loo diyaariyay wajiga labaad ee dagaalka Shabaab
Apr. 07 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galinkii dambe ee maanta kormeer ku tagay xerada Hiil-weyne.Oo ku taala inta u dhaxeysa magaalada Muqdisho iyo degmada Balcad,!--more-->…