Cabaas ayaa ugu baaqay Xamaas in ay sii deyso la haystayaasha Israel
Apr 24 (Jowhar)-Madaxweynaha maamulka Falastiin Maxamuud Cabbaas ayaa ugu baaqay Xamaas inay sii daayaan dhammaan la haystayaasha, isagoo caddeeyay in xariggoodu uu Israel u sahlay“ marmarsiyo” oo ay ku weeraraan Qaza, iyadoo…