SOMALI NEWS
Trump oo sheegay in caawa halis weyn ay ku dhaceyso Iran
Apr 07(Jowhar)-Donald Trump ayaa sheegay in xaalad halis ah ay caawa ka dhici karto Iran, isagoo ka digay in “ilbaxnimo dhan ay baabi’i karto...
Gudoomiyihii Baydhabo ee horey u raacay Lafta-gareen oo manata ku laabtay Baydhabo
Apr 07(Jowhar)-Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada Koonfur Galbeed ku qaabilay C/llaahi Cali Watiin oo ah Guddoomiyaha degmada Baydhabo ahna Duqa Magaalada.
Mas’uulkan ayaa...
Weerar ka dhacay Istanbul oo sababay dhimasho iyo dhaawac
Apr 07(Jowhar)-Ugu yaraan saddex qof ayaa lagu dilay, halka laba askari ay dhaawacmeen, kaddib weerar goordhow ka dhacay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga.
Weerarkan ayaa...
Trump oo ka fiirsanaya dib u dhigista weerarro ka dhan ah Iiraan
Apr 07(Jowhar)-Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa la sheegay inuu ka fiirsanayo dib u dhigista weerarro militari oo lagu beegsan lahaa kaabayaasha Iiraan, haddii ay...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo guddoomiyey shirka amniga Koonfur Galbeed
Apr 06(Jowhar)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka amniga Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed,...
Tech and Gadgets
Holiday Recipes
LATEST ARTICLES
Sponsored
Learn More







Recent Comments