Shiinaha oo Soomaaliya ka taageeraya Horumarinta Duulista iyo Gaadiidka.
Sept. 18 (Jowhar.com)-Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada , Xil. Fardowsa Cusmaan Cigaal ayaa maanta qaabishay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya , Amb. Fei Shengchao.