Dowladda oo la wareegtay deegaanka laga soo abaabuli jiray qaraxyada iyo dilalka Hiiraan.
Sept. 20 (Jowhar.com)-Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamadda dowladda oo garab ka helaya maleeshiyaadka deegaanka ay la wareegeen deegaanka Booco oo ku dhawaad 50-KM koonfurta uga toosan magaalada Beledweyne.