Gudoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir oo amarro culus soo saaray.
Sept. 17 (Jowhar.com)-Guddoomiyaha cusub ee maamulka Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), ayaa amaro ka soo saaray Dhulalka gaarka loo leeyahay iyo kuwa Danta Guud.