Xogta kulanka Xasan Sheekh iyo Lloyd Austin ee aqalka Pentagon-ka.
Sept. 15 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa kulan gaar ah aqalka Pentagon-ka kula qaadan doona xoghayaha gaashaandhigga Maraykanka, Lloyd Austin - sida ay sheegtey Wasaaradda Gaashaandhigga Maraykanka.