Mid kamida darawalada gawaarida gurmadka deg dega oo lagu dilay Muqdisho.
August 05 (Jowhar.com)-Kooxo bistoolado ku hubeysan ayaa maqribnimadii xalay degmada Deyniile ku dishay wiil dhakinyara ah, kaasoo Darawal ka ahaa mid kamida gawaarida gurmadka deg dega ee Ambalaasta.