Browsing Category
NEWS
NEWS
Siideynta la haystayaasha iyo maxaabiista oo billabatay kadib xabbad-joojintii Xamaas iyo…
Nov 25 (Jowhar.com)-Waqti ay xabbad-joojin ka dhaqan gashay Gaza ayaa madaxweyne Joe Biden Jimcihi uu qaatay qeyb ahaan doorkiisii uu ku lahaa wadaxaajood lagu sii daayo la haystayaasha Xamaas gacantooda ku jira iyo Maxaabiista Israel ay…
Isra’iil iyo Xamaas oo isweydaarsaday Maxaabiis kadib heshiis xabad joojin ah oo dhaqan gashay
Nov 24 (Jowhar.com)- Israaβiil ayaa xaqiijisay in 39 maxbuus oo falastiiniyiin ah la sii daayay ,halka Ururka Xamaas ay sii daayeen 13 la haystayaal Israa'iil ah bilowga heshiis ay dhexdhexaadisay dowlada Qadar.
Madaxweyne Xasan oo gudoomay kursiga Soomaaliya ee EAC
Nov 24 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ka qeyb-galay Meertada 23-aad ee Hoggaamiyeyaasha dalalka ku mideysan Dalladda Bulshada Bariga Afrika (EAC) ayaa guddoomay kursiga xubinnimo ee Jamhuuriyadda Soomaaliya…
Soomaaliya oo ku biirtay Urur Gobaleedka Shaqaalaha Bulshada Bariga Afrika
Nov 24 (Jowhar.com)-Soomaaliya waxaa si buuxda uga kamid noqotay xubinimada Urur Gobaleedka Shaqaalaha Bulshada Bariga Afrika,kadib codeyn loo qaaday.
Xabad joojin afar maalin ah oo ka dhaqan gashay Qaza
Nov 24 (Jowhar.com)-Israa'iil iyo Xamaas ayaa billaabay xabbad-joojin afar maalmood ah saaka oo Jimce ah, iyada oo lagu wado in Xamaas ay sii daayaan 13 haween iyo carruur Israa'iil ah oo la haystayaal ah isla maanta, iyo in ay gargaar…
Madaxweyne Xasan oo gaaray Tanzania si uu u xoojiyo codsiga Soomaaliya ee EAC
Nov 23 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo si diirran loogu soo dhaweyeyey magaalada Arusha ee dalka Tansaaniya ayaa ka qeyb-galaya Shirka Madaxda Dalladda Bulshada Bariga Afrika oo…
Guddoomiyaha Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud oo ku guuleystay abaalmarin caalami
Guddoomiyaha Hormuud Telecom, Axmed Maxamuud Yuusuf, ayaa Soomaaliya guul uga soo hooyay billadda ππ¨π π πππ¦π’π²ππ‘π πππ§π§πππ€π ππππ ee abaalmarinta Isgaarsiinta Adduunka, oo Shirkadda ππ¨πππ₯ πππ₯πππ¨π¦ ee fadhigeedu yahay Dalka Ingiriiska ay ku…
Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay gurmadka dadka ay saameeyeen roobabka iyo daadadka ka jira…
Nov 23 (Jowhar.com)-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa looga hadlay roobabka daadadka wata ee ka daβaya dalka, amniga iyo ciribtirka kooxaha Khawaarijta ah.
Wararkii u danbeeyay xaalada saaka ee degmada Oog oo Somaliland iyo SSC ku dagaalameen
Nov 23 (Jowhar.com)-Waxaa maanta deggan xaaladda aagaggii ay shalay ku dagaalameen ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC Khatumo.
Israa’iil oo war cusub ka soo saartay heshiiskii Xamaas
Nov 23 (Jowhar.com)-Israa'iil ayaa sheegtay in hirgelinta heshiika afarta maalmood ah ee lagu joojinayo dagaalka Qasa isla markaana la isku dhaafsanayo maxaabiista labada dhinac gacanta ugu jira la hakiyay ilaa Jimcaha.
Madaxweyne Xasan oo ka hadlay dagaalka Shabaab iyo qorshaha dowladda….
Nov 22 (Jowhar.com)-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xarunta Cilmi Baarista Amniga RUSI ee magaalada London kaga qeybgalay kulan uu uga hadlay duullaanka Dowlada Soomaaliya ee ka dhanka ah Argagixisada iyo aragtidiisa fog ee ku aaddan…
SSC Khaatumo oo war kasoo saartay dagaalka degmada Oog
Nov 22 (Jowhar.com)-Maamulka SSC Khaatumo ayaa warsaxaafadeed ka soo saaray dagaalka saaka ka bilowday meel u dhow degmada Oog oo u dhaxeysa Buur-dharkeyn iyo Yeeyle ee gobolka Sool.
Dagaal culus oo u dhexeeyay Somaliland iyo SSC Khaatumo oo ka socda deegaanka Buq-Dharkayn
Nov 22 (Jowhar.com)-Dagaal xoog leh oo u dhaxeeya ciidamada SSC-Khaatumo iyo Somaliland ayaa kasocda deegaanka Buq-Dharkayn oo ay maalmihii u dambeeyey labada dhinacba isku horfadhiyeen, iyadoo ay dhanka Somaliland saacadihii u dambeeyey…
Israaβiil iyo Xamaas oo ku heshiiyey saddex qodob oo xasaasi ah
Nov 22 (Jowhar.com)-Dowladda Israaβiil iyo Xamaas ayaa Arbacadii ku heshiiyey in afar maalmood la hakiyo dagaalka, si loo oggolaado in lasii daayo 50 la haystayaal ah oo lagu haysto Gaza, taas oo lagu bedelanayo 150 Falastiiniyiin ah oo ku…
Sh Shariif, Khayre, CCW iyo Cosoble oo shir deg deg ah uga furmayo Muqdisho
Nov 20 (Jowhar.com)-Siyaasiyiintii ugu cusleyd Midowgii Musharaxiinta sida Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed, Raβiisul Wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre, Xildhibaan C/raxmaan C/shakuur iyo Xildhibaan C/qaadir Cosoble ayaa la filayaa…
Beesha Caalamka oo si adag uga hadashay xaaladda cakiran ee Puntland
Nov 20 (Jowhar.com)-Saaxiibada beesha caalamka ee Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ay soo saareen walaac uga muujiyey xiisadda ka dhalatay muranka ka taagan doorashooyinka Puntland.