Madaxweyne Cirro oo si kulul uga hadlay safarkii ra’iisul wasaare Xamze ee Laascaanood
Apr 20 (Jowhar)-Madaxweynaha Mamulka Somaliland Cabdi Raxmaan Cirro oo khudbad u jeediyay golaha baarlamaanka ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah oo quseeya xaaladda guud ee maamulkiisa.
Cirro waxa uu soo hadal qaaday safarkii taariikhiga…