AUSSM oo Beenisay Khasaaraha Ciidamadooda kasoo gaaray Dagaalkii Bariire
Aug 03 (Jowhar)-Howlgalka Midowga Afrika ee AUSSM ayaa si adag u beeniyay wararka warbaahintu sheegayaan ee ah in ciidamadoodu uu khasaaro culus kasoo gaaray dagaalkii ka dhacay magaalada Bariire, oo dhanka Koonfur-galbeed kaga beegan caasimadda Muqdisho.
Ukrainian Drones Ignite Blaze at Sochi Fuel Storage Facility

The Fiery Echoes of Conflict: A Nighttime Drone Strike Thrusts Sochi Into the War’s Shadow
Ukraine strikes Russian military sites and pipeline

The Night the Drones Took Flight: A Cross-Border Clash of Iron and Fire
Ireland oo diiday in xabsiga laga sii daayo Diblomaasi Soomaali ah oo ka titsan safaarada Sucuudiga
Aug 03 (Jowhar)-Diblumaasi Soomaali ah ayaa u gudbiyay maxkamadda sare ee Ireland dacwad ka dhan ah xarigiisa, kadib markii lagu xiray xabsi ku yaalla magaalada caasimadda ah ee Dublin, isagoo lagu eedeeyay inuu ku lug lahaa tahriibinta dadka.
US agency launches investigation into ex-prosecutor Smith from Trump era
Trump wuxuu dhaqaajiyay maraakiibta nukliyeerka kadib hadaladii Medvedev
Aug 02 (Jowhar)-Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in uu amar ku bixiyay in labo markab oo Nukliyeer ah loo raro “gobollada ku habboon” isagoo ka jawaabaya hanjabaad uga timid madaxweynihii hore ee Ruushka Dmitry Medvedev.
Trump dismisses US official following release of employment report
US President Donald Trump has directed the firing of Erika McEntarfer, Commissioner of the Labor Department’s Bureau of Labor Statistics, following reports of weaker than anticipated employment growth in July and significant downward revisions to job figures for the previous two months.
Markets dive after Trump hits more countries with tariffs
US President Donald Trump’s latest wave of tariffs on exports from dozens of trading partners sent global stock markets tumbling and countries and companies scrambling to seek ways to strike better deals.