Madaxweyne Xasan Sheekh oo cafis u fidiyey 127 Maxbuus
Apr. 22 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cafis u fidiyay 127-maxbuus oo ku xirnaa Xabsiga dhexe ee Xamar iyo Xabsiga MBC ee Ex-control Afgooye.Maxaabiistan oo dambiyo fudfudud u!--more-->…