Home Blog Page 406

Puntland oo ku eedeysay dowlada federalka dagaal ka dhacay Dhahar

July 15 (Jowhar)-Dowlad goboleedka Puntland ayaa ku eedeyay dowladda federaalka Soomaaliya dagaal ka dhacay magaalada Dhahar ee gobolka Sanaag.

Waxgaradka SSC Khaatumo oo la kulmay Wasiirka arrimaha gudaha ee XFS

July 15 (Jowhar)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali-Xoosh, Guddoomiye ku Xigeenka Labaad ee Aqalka Sare Senator C/laahi Cali Xirsi Timacadde iyo Wasiirka Tamarta Iyo Kheyraadka Biyaha XFS Xil. C/laahi Bidhaan Warsame.

Sanad guurada 9-aad ee afgambigii fashilmay ee Turkiga oo Muqdisho lagu qabtay

July 15 (Jowhar)-Wasiirka amniga gudaha ee dowladda Federaalka Soomaaliya Jeneral Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), Wasiirka gaashaandhigga mudane Axmed Macallin Fiqi, Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo Danjiraha Turkiga u fadhiya Soomaaliya.

Wasiirka Caddaaladda oo maanta ka qaybgalay daahfurka mashruuc lagu horumarinayo xirfadaha shaqaalaha dowladda

July 15 (Jowhar)-Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS, Mudane Xasan Macalin Maxamuud.

RW XFS oo qaabbilay Safiirka dowladda Switzerland u fadhiya Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Switzerland u fadhiya Soomaaliya Mr. Mirko Giulietti, oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal.

Marwada Madaxweynaha JFS oo maanta iska diiwaangelisay degmada Dharkeynleey ee gobolka Banaadir

Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Sahro Cumar Xasan.

Soomaaliya oo marti galisay Shirka Xubnaha Siyaasadda Ciidamada Joogtada ah ee bariga Afrika (EASF)

July 15 (Jowhar)-Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga XFS, Mudane Cumar Cali Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah u furay Kalfadhiga 34-aad ee Hay’adaha Sare ee Ciidamada Heeganka Afrikada Bari (EASF), kaas oo markii ugu horreysay lagu qabanayo magaalada Muqdisho, iyadoo Soomaaliya ay sanadkan guddoon u tahay.

Guddoomiye Muungaab oo la kulmay Danjiraha Ururka Jaamacadda Carabta u fadhiya Soomaaliya

July 15 (Jowhar)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa kulan la qaatay Danjiraha Ururka Jaamacadda Carabta u fadhiya Soomaaliya Md. Cabdullaahi Al-cutaybi oo booqasho sharafeed ku yimid Aqalka Dawladda Hoose ee Muqdisho.

The Seismic Shift in the Middle East: The Deterrence Between Iran and Israel Was Shattered

The first time I saw what happened on October 7, 2023, I was having my morning coffee. A large number of photos, tweets, and retweets were streaming in my feeds on X (formerly known as Twitter).

President Hassan of Somalia Unilaterally Cancelled International

Partnership Agreements to Avoid Accountability.In the midst of national and international efforts to save Somalia from sliding into civilstrife and anarchy because of political deadlock and increased threats from terrorist.

Fighting at the White House as fighting ends in Iran

White House tensions flare as hostilities in Iran come to an end

0
Donald Trump marked his 80th birthday with what he has wanted most: a sign that the war with Iran may finally be nearing its...
Ukraine and Moldova to begin EU accession process

Ukraine and Moldova set to launch European Union membership accession talks

0
After months of political deadlock, the European Union is set to take a first, formal step toward bringing Ukraine and Moldova into the bloc,...
Lebanon reports Israeli strikes in south after warning

Lebanon says Israeli airstrikes hit the south after prior warning

0
Fresh Israeli strikes hit southern Lebanon soon after the Israeli army told residents in 20 locations — including the city of Nabatieh — to...
Situation in Gaza 'dire' says UNICEF

UNICEF Warns Gaza Conditions Are Dire as Humanitarian Crisis Deepens

0
Gaza’s humanitarian crisis has reached a breaking point, UNICEF has warned, saying that after more than two years of violence daily life has become...
US and Iran reach deal to end war, signing set for Friday

US and Iran strike peace deal to end war, signing slated Friday

0
A surprise breakthrough between Washington and Tehran could soon reshape the conflict that has battered the region and jolted global oil markets: US and...