Jul 19 (Jowhar)-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ahna Guddoomiyaha sanadlaha ah ee Wasiirrada Gaashaandhigga ee wadamada xubnaha ka ah Ciidanka Heeganka Afrikada Bari (EASF), ayaa maanta si rasmi ah u furay maalinta shanaad ee Shirka 34-aad ee Hay’adaha Sare ee EASF, oo ka socda magaalada Muqdisho.
Europeans call on Iran to resume immediate nuclear talks

France, Britain and Germany have told Iran they wanted it to resume diplomacy immediately over its nuclear programme and warned if there were no concrete steps by the end of the summer they would restore UN sanctions.
Israeli attacks kill at least 32 near Gaza aid sites

Israeli troops have opened fire towards crowds of Palestinians seeking food from distribution hubs in southern Gaza, killing at least 32 people, according to witnesses and hospital officials.
The Ghost of Jeffrey Epstein
I was transiting through Dallas almost a year ago, and … well, I just had to swing by Dealy Plaza. The book repository, the Carcano bolt-action rifle, the X marking the spot on the road down to the underpass, the grassy knoll itself.
Trump files lawsuit against Murdoch and WSJ reporters

US President Donald Trump has filed a lawsuit against Dow Jones, News Corp, Rupert Murdoch and two Wall Street Journal reporters, raising claims under federal libel law, court records show.
Eamonn Casey’s remains removed from Galway cathedral
The remains of the late Bishop Eamonn Casey have been removed from the crypt of Galway Cathedral.
Ra’iisul wasaare Xamze oo la kulmay danjiraha ururka Jaamacada Carabta
Jul 19 (Jowhar)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamze Cabdi Barre.
Dowladda oo sheegtay iney howlgal ku dishay xubno Shabaab ah oo gudaha dalka iyo dibadda afduub ka geystay
Jul 19 (Jowhar)Ciidanka gaarka ah ee Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka ayaa fuliyay hawlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Harboole ee gobolka Jubada Hoose, kaas oo si toos ah loogu beegsaday horjoogayaal iyo xubno sare oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab.
Madaxweyne Deni oo soo saaray amar la xiriira markabka ay Puntland qabatay
Jul 19 (Jowhar) Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa amar ku bixiyay in Dekada Bosaso loo soo wareejiyo Markabkii shalay lagu qabtay Xeebaha degmada Bareeda ee gobolka Raas-casayr sida ay xaqiijiyeen masuuliyiinta gobolka Raas-casayr.
Dhaawacyo ka dhashay dagaal Nabad sugid iyo boolis ku dhexmaray gudaha garoonka Muqdisho
Jul 18 (Jowhar)-Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal gudaha garoonka diyaaradaha Aden Cadde ku dhexmaray ciidamo Nabad sugid iyo boolis ah, kuwaasoo ku wada qoran hubinta amniga garoonka Muqdisho.