Jun 18 (Jowhar)-Urur-goboleedka IGAD ayaa markale ku celiyay taageerada uu u hayo madax-bannaanida, midnimada, wadajirka dhuleed iyo madaxbannaanida siyaasadeed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
Kulanka Golaha Wasiirada oo looga hadlay qodobo xasaasi ah
Jun 18 (Jowhar)-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa lagu soo bandhigay warbixin tirakoobyo wadata oo ku saabsan Imtixaanka Qaranka Dugsiyada Dhexe iyo Sare ee Sanad-Dugsiyeedka 2025-2026, xaaladda amniga, dhaqaale iyo bulsho ee dalka.
UK by-election polls open as Burnham targets key parliamentary seat
Voters in Makerfield went to the polls this morning in a contest that could jolt Westminster, with the northwest England by-election being cast as one of the most consequential in modern British political history.
Mareykanka iyo Iiraan oo gaaray Heshiis lagu soo afjarayo Khilaafka Bariga Dhexe
Jun 18 (Jowhar)-Guul lama filaan ah oo ka dhacday Qasriga Versailles ayaa horseeday dadaal lagu joojinayo dagaalka Bariga Dhexe, ka dib markii Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyo Madaxweynaha Iiraan Masoud Pezeshkian ay saxiixeen heshiis ay Tehran ku khafiifin doonto uranium-keeda la kobciyay si loogu beddelo gargaar dhaqaale oo ballaaran.
Tropical storm set to unleash life-threatening flooding across Texas
A new tropical threat has emerged in the Gulf of Mexico: Tropical Storm Arthur has formed near the Texas coast, and forecasters warn it could unleash life-threatening flooding across parts of the southeastern United States, according to the National Hurricane Center.
Faahfaahin ka soo baxaya Maleeshiyo Beeleed ku dagaalamay degmada Jalalaqsi
Jun 18 (Jowhar)-Xiisad colaadeed ayaa ka jirta saaka degmada jalalaqsi ee gobolka Hiiraan kadib markii ay maleeshiyo beeleed ay ku dagaalameen galbeedka degmada Jalalaqsi.
US and Iran Reach Agreement to End Middle East Conflict
A surprise breakthrough at the Palace of Versailles has set in motion an effort to halt the Middle East war, after US President Donald Trump and Iran’s President Masoud Pezeshkian signed a deal under which Tehran will dilute its enriched uranium in exchange for sweeping economic relief.
Madaxweyne Cirro;”Waa ay dhici kartaa in Israel ay saldhig milatari ka sameysato Somaliland”
Jun 18 (Jowhar)-Madaxweynaha Maamulka Somaliland C/raxmaan Maxamed C/llaahi “Cirro” ayaa sheegay in uusan meesha ka saari karin suurtagalnimada in mustaqbalka ay Israa’iil saldhig milatari ka sameysato dhulka Somaliland, isagoo dhanka kale shaaciyay in duulimaadyada tooska ah ee u dhaxeeya Israa’iil iyo caasimadda Hargeysa ay si degdeg ah u billaaban doonaan.
Has Trump Accomplished His Objectives in the Iran Conflict?

When US and Israeli aircraft struck Iran on 28 February, President Donald Trump immediately cast the campaign in sweeping terms — from crippling Tehran’s missile forces to ensuring it could never obtain a nuclear weapon. With a preliminary peace deal now in place more than three months later, the results are mixed and, in several areas, still contested.
U.S. and Iranian leaders sign agreement to end Middle East conflict

A surprise breakthrough at the highest level has produced a US-Iran accord billed as a pathway out of the Middle East war, with Tehran agreeing to dilute its enriched uranium in exchange for sweeping economic relief.













