Beesha Caalamka oo si adag uga hadashay xaaladda cakiran ee Puntland
Nov 20 (Jowhar.com)-Saaxiibada beesha caalamka ee Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ay soo saareen walaac uga muujiyey xiisadda ka dhalatay muranka ka taagan doorashooyinka Puntland.“Saaxiibada beesha caalamka waxay ka walaacsan yihiin!--more-->…