Monday, May 4, 2026
Home NEWS Wasiir Fardawsa oo iska casishay xilkii ay ka heysay xisbiga JSP

Wasiir Fardawsa oo iska casishay xilkii ay ka heysay xisbiga JSP

173

May 04(Jowhar)Wasiirkii hore ee Duulista Hawada Soomaaliya Xil. Fardowsa Cismaan ayaa shaacisay in ay iska casishay xilkii ay ka haysay Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajir JSP.

Qoraal ay barteeda Facebook soo dhigtay ayay ku tiri, “Aniga oo ah Xildhiban Fardowsa Osman Egal waxaan Iska casilay Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo aan ka ahaa Xoghayah Batroolka iyo Macdanta.”

Wasiirada ma shaacin sababta rasmiga ah ee ay isaga casishay xilkii iyo xubinimad xisbigan ee uu hoggaamiyo madaxweynr Xadan Sheekh Maxamuud