SOMALI NEWS
RW oo daah-furay qorshaha dib loogu furayo waddooyinka
Nov 04(Jowhar)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta daah-furay qorshaha dib loogu furayo waddooyinka xiran ee caasimadda, oo gaaraya...
Ciidanka Xoogga dalka iyo kuwa AUSSOM oo la wareegay degmada Awdheegle
Nov 04(Jowhar)-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) oo gacan ka helaya Ciidamada Difaaca Uganda ee qeybta ka ah howlgalka AUSSOM ayaa maanta la wareegay degmada...
Xamaas oo aqbashay sii deynta maxaabiista Israel
Nov 04(Jowhar)-Xamaas ayaa ku dhawaaqday inay diyaar u tahay sii deynta dhammaan maxaabiista Israa'iil; kuwa nool iyo meydadka kuwa dhintayba, iyagoo uga gol leh...
Dousa: Waxaan soo bandhignay danahayaga, Soomaaliyana waxay soo bandhigtay danteeda
Nov 03 (Jowhar)-Wasiirka iskaashiga horumarinta caalamiga ah ee Sweden, Benjamin Dousa oo ka tirsan (Xisbiga Moderaterna).
Ayaa sheegay in dowladda Sweden ay la yeelatay wada-hadallo...
Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay weerar lagu qaaday Macbad Yahuuda leedahay oo London ah
Nov 03(Jowhar)-Labo nin iyo haweeney ayaa loo xiray weerar ay dda ku dhinteen oo lagu qaaday macbad ku yaalla magaalada Manchester ee dalka Ingiriiska.
Booliska...
Tech and Gadgets
Holiday Recipes
LATEST ARTICLES
Sponsored
Learn More
Recent Comments