Madaxweyne Xasan oo kulan la qaatay Guddoonka iyo Guddiyada Joogtada ah ee Golaha Shacabka
Dec. 05 (Jowhar.com) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Guddoonka iyo Guddiyada Joogtada ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo uu uga warbixiyey halganka…