Tuhuno hareeyay in loo fududeeyay kooxda Al-Shabaab gaarista Villa Rosa.
Nov. 28 (Jowhar.com) -Waxaa shaki iyo su'aalo badan hareeyay weerar in ka badan 10 sacaadood qaatay oo ay xubno ka tirsan kooxda Al-Shabaab ku qaadeen dhismaha Hoteelka Villa Rosa oo ku yaalla inta u dhaxeysa Tiyaatarka Qaranka iyo godka…