Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo ka qeybgalay shirka Bangiga Adduunka
Nov. 29 (Jowhar.com) -Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa maanta ka qeybgalay shirka sanadlaha ah ee uu soo qabanqaabiyay Bangiga Adduunka kaas oo lagu soo Bandhigay Warbxinta Dhaqaalaha Soomaaliya.