Browsing Category
NEWS
NEWS
Ciidamada diidan furista dastuurka Puntland oo isku fidiyay magaalada Garoowe
Jun. 19 (Jowhar.com)-Ciidamada ka amar qaata Taliye Jimcaale oo diidan Furista Dastuurka Punland ayaa saaka isku fidiyay Jidka sodonka ee Caasimada Puntland ee Garoowe.
Madaxweyne Museveni oo ka hadlay 41 qof oo Daacish ku dishay dalka Uganda
Jun. 19 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Uganda, Yoweri Museveni ayaa cambaareeyay weerarkii ka dhacay deegaanka Mpondwe, koofur-galbeed Uganda, halkaasoo maleeshiyaad lala xiriirinayo kooxda IS ay ku dileen 41 qof.
Booliska Muqdisho oo soo qabtay nin gabar afduub ahaan ugu heystay Dharkiinleey
Jun. 18 (Jowhar.com)-Ciidamada booliska degmada Dharkiinkeey ayaa gacanta kusoo dhigau eedeysane ay sheegeen inuu afduub ahaan u heystay gabar dhalinyaro ah.
Cali Jeyte oo ka hor-yimid xil ka qaadista, kuna dhawaaqay maamul gooni ah
Jun. 18 (Jowhar.com)-Gudoomiyihii gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa kasoo horjeestay xil ka qaadista uu xalay saqdii dhexe ku sameeyay madaxweynaha maamulka Hirshabelle Cali C/llaahi Xuseen Guudlaawe.
Muuse Biixi “Soomaaliya saldhigan mayso ilaa Somaliland ay kala baxaan”
Jun. 18 (Jowhar.com)-Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi ayaa amni ka hirgala magaalooyinka Muqdisho iyo Kismaayo shuruud uga dhigay iney aqoonsi caalami ah helaan maamulkooda Somaliland oo hore ugu dhawaaqay inuu Soomaaliya…
Meydka muwaadin Soomaaliyeed oo isku dhigay tareen oo laga helay dalka Jarmalka
Jun. 18 (Jowhar.com)-Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa meydka muwaadin Soomaaliyeed oo laga helay goob laga raaco Tareenada oo ku taala magaalada Marburg ee dalka Jarmalka.
Gudoomiyihii gobolka Hiiraan Cali Jeyte oo xil ka qaadis lagu sameeyay
Jun. 18 (Jowhar.com)-Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Cali Guudlaawe ayaa xilkii ka qaaday gudoomiyihii gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan, isagoo xilkaasi u magacaabay C/llaahi Axmed Maalin Sufuroow.
Xasan Sheekh oo la kulmay xubnaha Labada Guddi ee Dib-u-eegista dastuurka
June. 17 (Jowhar.com)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa labo kulan la kala qaatay Guddiga La socodka Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka iyo Guddiga Madaxa-bannaan ee Dib-u-eegista iyo…
17 ruux oo rayid ah oo lagu diley duqeyn cirka ah oo ka dhacday magaalada Khartoum
June. 17 (Jowhar.com)-Wararka ka imanaya dalka Sudan ayaa sheegaya in ugu yaraan 17 ruux oo shan kamid ah ay carruur yihiin ay ku dhinteen duqeyn cirka ah oo ka dhacda magaalada Khartoum.
Xamsa;”Xukuumada waxa ay ku guuleysatay inay shaqaaleysiiso muwaadiniin 23 kun”
June. 17 (Jowhar.com)-Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta tababar u furay Macallimiinta cusub ee 3,000 ah ee dhowaan dowladda Soomaaliya ay qaadatay, kuwaasi oo shaqo geli…
Axmed Madoobe iyo kuxigeenkiisa oo Kismaayo ku qaabilay Danjire Catriona Laing
June. 17 (Jowhar.com)-Madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Madoobe ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Ergayga cusub ee Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Danjire Catriona Laing iyo wafdi ay hoggaaminaysay.
Deni oo xilkii ka qaaday Wasiirkii ugu awooda badnaa Puntland Cabdi Samad Gallan.
Jun. 17 (Jowhar.com)-Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa xil ka qaadis ku sameeyay wasiirka amniga maamulkaasi Cabdi Samad Galan oo kamid ahaa mas'uuliyiinta ugu awooda badan maamulkaasi.
Kooxda Daacish oo ku dishey Afartan ruux Galbeedka Uganda
June. 17 (Jowhar.com)-Ugu yaraan afartan ruux oo badankood ahaa arday ayaa lagu diley galbeedka Uganda iyadoo dilkaas lala xiriirinayo kooxda Daacish.
Shan gabdho Soomaali ah oo saddex walaalo yihiin oo lagu dilay dalka Mareykanka
June. 17 (Jowhar.com)-Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa shir khasaare culus sababay oo ka dhacay gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka, iyadoo shilkaasi ay ku geeriyoodeen Shan gabdhood oo Soomaali ah.
Wasiirka Amniga Soomaaliya oo la saftay shacabka careysan ee Gedo “Axmed Madoobe meesha haka tago”
June. 17 (Jowhar.com)-Wasiirka amniga gudaha xukuumadda Soomaaliya, Maxamed Axmed Sheikh Cali ayaa kahor-yimid maamulka cusub uu Axmed Madoobe madaxweynaha Jubaland u magacaabay gobolka Gedo, taasoo xiisad ka dhalatay ay ka taagan tahay…
Duqeymo culus oo lala eegtay goob ay ku shirsanaayeen saraakiil Shabaab ah.
June. 17 (Jowhar.com)-Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar dhinaca circa ah oo diyaaradaha aan duuliyaha leheyn ee Mareykanka la beegsadeen meel qiyaastii 14KM u jirta degmada Jamaame ee gobolka Jubbada Hoose.