As global tensions again dominate the international agenda, Canadian Prime Minister Mark Carney says he is taking heart from what he described as meaningful movement toward a longer-lasting ceasefire between the US and Iran.
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Ganacsato Iyo Maalgashadayaal ka socda Talyaaniga
Jun 14 (Jowhar)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi ganacsato iyo maalgashadayaal ah oo ka socday dalka Talyaaniga, kuwaasi oo magaalada Muqdisho uga qayb galay shir ku saabsanaa iskaashiga ganacsiga iyo maalgashiga u dhexeeya Soomaaliya iyo Talyaaniga.
Trump says U.S. strike eliminated Tren de Aragua gang leader

A US military strike has killed one of Latin America’s most notorious gang leaders, according to President Donald Trump, who said American forces targeted Hector Rusthenford Guerrero Flores — better known as Niño Guerrero — the head of the Venezuelan prison gang Tren de Aragua.
Financial Frontline: Funding Ukraine’s Defense and Economic Stability
Ukraine is preparing to pour almost another €30 billion into its war effort this year, a sweeping pledge announced on Thursday that will push the country’s defence spending for 2026 beyond €80bn — the highest annual outlay since Russia launched its full-scale invasion.
Xarunta Kennedy oo Magaca Trump ka saartay sharaftiisa iyo aqoonsigiisa
Kahor waaberigii Washington, shaqaaluhu waxay si aamusnaan ah u bilaabeen inay magaca Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ka saaraan Xarunta Kennedy – taasoo si degdeg ah uga noqotay wax ka yar lix bilood ka dib markii waraaqaha la rakibay iyo jawaab toos ah oo ku saabsan xukunkii garsoore federaal ah oo ahaa in magaca astaanta ah aan la beddeli karin iyada oo aan la haysan Kongareeska.
Madaxweynaha Maamulka Somaliland oo gaaray Israel
Jun 14 (Jowhar)-Madaxweynaha Somaliland C/raxmaan Maxamed C/laahi, ayaa maanta oo Axad ah booqasho rasmi ah ku tagay dalka Israa’iil, waana safarkii u horeeyay ee uu Madaxweyne Somaliland ku tago.
Afghan Women’s Rights Erode as EU Weighs Talks With Taliban
Afghanistan has slipped from the world’s front pages as attention centres on the war in the Middle East, but aid groups and UN officials say the country’s emergency has not eased — it has hardened.
Garsoore Cartan oo la siinayo Mushaarkiisa Koobka Adduunka
Jun 14 (Jowhar)-Garsoore Cumar Cartan oo loo diiday inuu galo dalka Mareykanka si uu u dhex dhexaadiyo Koobka Adduunka, ayaa la siin doonaa lacag dhameystiran oo uu ku leeyahay tartanka.
Grenfell anniversary walk held ahead of planned tower demolition

Nearly nine years after flames tore through Grenfell Tower, survivors and bereaved families are preparing to come together for an anniversary marked by both remembrance and a stark milestone: it is expected to be the last before the west London high-rise disappears from the skyline.
US and Iran Split on Timeline for Reaching a Peace Agreement
A potential breakthrough to end the fighting between the United States and Iran is being billed as imminent by Washington and Islamabad, but Tehran has offered no confirmation on the timetable and hardline voices inside Iran are already on the streets.














