Jun 15 (Jowhar)-Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Soomaaliya, Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Arrimaha Afrika, Danjire Maxamed Kariim Sherif.
White House tensions flare as hostilities in Iran come to an end

Donald Trump marked his 80th birthday with what he has wanted most: a sign that the war with Iran may finally be nearing its end, after the United States, Iran and mediator Pakistan said both sides are closer than ever to a peace agreement.
Ukraine and Moldova set to launch European Union membership accession talks

After months of political deadlock, the European Union is set to take a first, formal step toward bringing Ukraine and Moldova into the bloc, after Hungary lifted its veto on opening accession talks with Ukraine.
Xuutiyiinta oo digniin adag ka soo saartay Booqashada Cirro ee Israel
Jun 15 (Jowhar)-Kooxda Xuutiyiinta dalka Yemen ayaa digniin adag ka soo saartay xiriirka u dhexeeya maamulka la magac baxay Somaliland iyo Israa’iil kadib markii Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cirro uu booqasho ku tegey Isra’il.
Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo magacaabay guddi farsamo
Jun 15 (Jowhar)-Golaha la magac baxay Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa magacaabay guddi farsamo oo loo xil saaray qorshe la doonayo in lagu bilaabo wadahadal rasmi ah oo u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo mucaaradka siyaasadeed.
Lebanon says Israeli airstrikes hit the south after prior warning

Fresh Israeli strikes hit southern Lebanon soon after the Israeli army told residents in 20 locations — including the city of Nabatieh — to leave ahead of planned raids.
UNICEF Warns Gaza Conditions Are Dire as Humanitarian Crisis Deepens
Gaza’s humanitarian crisis has reached a breaking point, UNICEF has warned, saying that after more than two years of violence daily life has become a battle for essentials such as clean water, sanitation and basic hygiene.
Maraykanka Iyo Iran oo kama dambeyn gaaray Heshiis Nabadeed
Jun 15 (Jowhar)-Ra’iisul wasaaraha Pakistan Shehbaz Sharif ayaa sheegay in heshiis nabadeed oo u dhexeeya Mareykanka iyo Iran la gaaray xafladda saxiixa lagu qaban doono maalinta Jimcaha dalka Switzerland.
US and Iran strike peace deal to end war, signing slated Friday
A surprise breakthrough between Washington and Tehran could soon reshape the conflict that has battered the region and jolted global oil markets: US and Iranian officials say they have agreed on a peace framework to end their war, lift the US blockade of Iran and reopen the Strait of Hormuz — a shift that could ease energy prices once shipments move again through the strategic corridor.
Mark Carney: Iran leads the agenda as G7’s top priority
As global tensions again dominate the international agenda, Canadian Prime Minister Mark Carney says he is taking heart from what he described as meaningful movement toward a longer-lasting ceasefire between the US and Iran.











