Wednesday, April 15, 2026
Home NEWS Golaha Mustaqbalka oo ku goodiyay iney doorasho dalka ka qabanayaan hadii…..

Golaha Mustaqbalka oo ku goodiyay iney doorasho dalka ka qabanayaan hadii…..

123

Apr 14(Jowhar) Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa war-saxaafadeed ay soo saareen ku sheegay in 14-ka Abriil 2026 uu dhammaaday muddo xileedka Baarlamaanka Federaalka, taasoo dalka gelisay firaaq dastuuri ah.

Goluhu wuxuu ku eedeeyay Madaxweyne Xasan Sheekh inuu si ula kac ah u abuuray hubanti la’aan siyaasadeed.

Waxa ay uga digeen Madaxweynaha cawaaqibka ka dhalan kara muddo kororsi, iyagoo shacabka iyo beesha caalamkana ugu baaqay inay diidaan doorasho hal dhinac ah kaddib markii uu fashilmay hannaankii loo dhamaa.

Goluhu wuxuu ku eedeeyay Madaxweyne Xasan Sheekh inuu si ula kac ah u abuuray hubanti la’aan siyaasadeed. Waxa ay uga digeen Madaxweynaha cawaaqibka ka dhalan kara muddo kororsi, iyagoo shacabka iyo beesha caalamkana ugu baaqay inay diidaan doorasho hal dhinac ah kaddib markii uu fashilmay hannaankii loo dhamaa.