Sunday, May 3, 2026
Home NEWS Jadwalka doorashada dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir oo la shaaciyay

Jadwalka doorashada dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir oo la shaaciyay

133

May 03(Jowhar) Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka Doorashooyinka Dowlad Gobolleedyada oo qeyb ka mid ah uu horay u shaaciyay Guddiga.
Guddiga doorashooyinka qaranka ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in doorashada hoggaamiyaha dowlad goboleedka koofurgalbeed la qaban doono 23May 2026,halka hogaamiyaaasha dowlad goboleedyada Hirshabelle iyo Galmudug ay dhici doonto 09July2026 iyadoo doorashada duqa magaalada muqdisho iyo ku xigeenadiisa la qaban doono 05August 2026.

Halkan hoose ka aqriso faahfaahinta qoraalka ka soo baxay guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka;

Screenshot
Screenshot