The long-anticipated opening of a $4.7 billion bridge linking Detroit and Windsor, Ontario, has been put on hold after the United States and Canada agreed to delay the launch just days before a planned ceremony.
U.S. and Iran signal a deal to end the war is near
A tentative peace deal to end the war between the United States and Iran appears within reach, with officials in both countries indicating that a written text is close to completion and broadly acceptable to each side.
Toogasho sababtay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacday Maraykanka
Jun 12 (Jowhar)-Ugu yaraan hal ruux ayaa ku dhintey 11 kalana waa ay ku dhaawacmeen kadib toogasho ka dhacday magaalada galbeedka Texas ee Midland dalka Maraykanka.
Spanish Lottery Seller Accused of Swindling Winner Out of €4.7 Million

A €4.7 million lottery jackpot sparked an eight-year legal battle in Spain after a vendor allegedly tried to steal the winnings from the rightful ticket-holder — and a court has now handed down a three-and-a-half-year prison sentence, according to court documents.
NISA oo qabatay Walxo Kimiko ah qaraxyada laga sameeyo
Jun 12 (Jowhar)-Wararka ka imanaya gobolka Shabelaha Hoose ayaa sheegaya in ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ay qabteen walxo kiimiko ah oo dagaalamayaasha Alshabaab ay doonayeen inay ka sameeyaan waxyaalaha qarxa.
Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarigga ka jaray mashaariic laga hirgaliyey Hirshabeelle
Jun 12 (Jowhar)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta si diirran loogu soo dhoweeyey magaalada Jowhar ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, halkaasi oo uu ka daah-furay mashaariic horumarineed iyo xarumo dowladeed.
Iiraan oo sheegtay in Heshiisku uusan weli dhammaan iyadoo Trump uu doonayo inuu dhawaan saxiixo
Jun 12 (Jowhar)- Horumar diblomaasiyadeed oo suurtagal ah oo dhexmara Washington iyo Tehran ayaa imaan kara maalmo gudahood, iyadoo Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu sheegay in labada dal ay saxiixi karaan heshiis nabadeed isla dhammaadka toddobaadkan kaas oo dib u furi doona Marinka Hormuz si loogu raro maraakiibta – inkastoo Iiraan ay ku adkeysatay in aan go’aan kama dambays ah la gaarin.
Xoghayaha Difaaca UK iyo Wasiirka Ciidamada Qalabka Sida oo iscasilay
Jun 12 (Jowhar)- Xoog uu Keir Starmer ku hayay dowladdiisa da’da yar ayaa mar kale ruxday habeenkii Arbacada iyadoo wasiirka ciidamada qalabka sida uu iscasilay iyadoo khilaaf cusub uu ka dhashay sida ugu dhakhsaha badan iyo sida UK ay u kordhin karto kharashka difaaca.
Study Finds Most People Naturally Veer Left While Walking
Whether weaving through a supermarket aisle or circling an exhibit in a museum, people may be following an instinctive script: turning left.















