Friday, August 15, 2025
Home Blog Page 37

Israel oo digniin culus u dirtay dowladda Syria

0

Jul 14 (Jowhar) Wasiirka Difaaca ee Israa’iil, Israel Katz, ayaa digniin u diray maamulka Dimishiq isaga oo adeegsanaya bartiisa X, kaddib markii ciidanka Israa’iil ay duqeeyeen dhowr gawaari hubeysan ah oo ku sugnaa koonfurta Suuriya.