Jun 05(Jowhar)-Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inay “wanaagsan tahay” in la arko Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky oo la fadhiya hoggaamiyaha Ruushka Vladimir Putin ka dib markii Mr Zelensky uu ku booriyay wadahadallo fool ka fool ah, isagoo carabka ku adkeeyay in heshiis kasta uu u baahan doono tanaasul labada dhinac.
Trump calls a Putin-Zelensky summit “great” and urges talks
US President Donald Trump said it would be “great” to see Ukrainian President Volodymyr Zelensky sit down with Russian leader Vladimir Putin after Mr Zelensky urged face-to-face talks, while stressing that any deal would require concessions on both sides.
Madaxweyne Xasan Sheekh oo u hambalyeeyay guddoonka cusub ee Baarlamaanka Koofurgalbeed
Jun 04(Jowhar) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray guddoomiyaha cusub ee Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Dr. Mahad Maxamed Sheekh Xasan, Ku-xigeenkiisa Koowaad, Mudane Aadan Xasan Maxamed (Usaama), iyo Ku-xigeenkiisa Labaad Marwo Shamso Maxamed Yarow, kuwaasi oo maanta lagu doortay magaalada Baydhabo.
Lebanon reports Israeli airstrikes near Beirut and throughout the south
An Israeli strike hit near Beirut’s southern approach as Israel intensified bombardments across Lebanon’s south, with a medical source reporting six deaths in the Tyre area.
Russia Reports Four Killed in Crimea After Ukrainian Strikes
Deadly strikes in Russia-annexed Crimea have raised the toll in a widening exchange of attacks between Moscow and Kyiv, with Kremlin-installed officials reporting four deaths on the peninsula a day after both sides hit cities across the border.
Albanians rally against Kushner-linked luxury resort development plans
Anger is spilling onto the streets of Tirana as thousands of Albanians rally against a proposed luxury resort tied to Jared Kushner, warning it could transform a fragile stretch of the Adriatic coastline into a sprawling tourism hub.
Serbian UN Peacekeeper Killed During Incident in Southern Lebanon
Shelling that slammed into a United Nations base in southern Lebanon has killed one peacekeeper and wounded two others, the United Nations Interim Force in Lebanon (UNIFIL) said, underscoring the growing dangers facing personnel stationed along the tense border region.
Madaxweyne Deni oo ka hadlay xiisada dagaal ee Muqdisho
Jun 04(Jowhar) Puntland ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay inay ka xun tahay isla markaana cambaareyneyso weerar lagu qaaday hoyga ay Muqdisho ka deggen yihiin madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Caki Khayre.
Khayre oo ka guuray xaafada Baramuudo iyo madaxweyne Xasan oo goordhow hadlaya
Jun 04(Jowhar) Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ay si rasmi ah uga baxay xaafadda Barmuudo, isagoo hadda ku sii jeeda aagga Jeeyga.
Ukraine and Moldova advance to the next phase of EU membership talks
The European Union has agreed to push Ukraine and Moldova into the next phase of their bids to join the bloc, after diplomats said Hungary indicated it is ready to drop its long-standing veto on moving Kyiv’s talks forward.















