Ciraaq oo dalkeeda ka ceyrisay safiirkii Sweden
July. 21 (Jowhar.com)-Dowladda Iraq ayaa Khamiistii dalkeeda ka eriday, danijirihii Sweden u fadhiyay Baghdad, tallabadaasi oo ah mid ay ku gudbineyso farriin ay uga cabaneyso fal qorsheysan oo lagu rabo in lagu gubo kitaabka Qur'aanka…