Jun 03(Jowhar)- Dowlada Federalka Soomaaliya ayaa ka hadashay dagaal gelinkii dambe ee maanta ka dhacay degmada Howlwadaag ee gobolka Banaadir iyadoo ku eedeysay inuu mas’uul ka ahaa ra’iisul wasaarihii hore ee dalka Xasan Cali Kheyre.
Wararkii ugu dambeeyay dagaal ka dhacay magaalada Muqdisho
Jun 03(Jowhar)-Dagaal culus ayaa ka dhacay degmada Howlwadaag ee gobolka Banaadir iyadoo dagaalkaana uu sababay dhimasho Iyo dhaawac.
Maamulka gobolka Banaadir oo shaaciyay goobaha ay ka dhacayaan mudaaharaadka Mucaaradka
Jun 03(Jowhar)-Maamulka Gobolka Banaadir ahna Dowladda Hoose ee Muqdisho ayaa ku dhawaaqay inay ogolaadeen in mucaaradka ay dibadbaxyo nabdoon ku qabsadaan caasimadda Muqdisho maalinta Khamiista ah ee berrito, iyadoo la raacayo goobaha loo qoondeeyay iyo dammaanad-qaadka badbaadada ileynta xasilloonida dadweynaha.
WHO Reports Suspected Ebola Cases Falling as Hundreds Are Cleared

Health officials have sharply revised down the number of suspected Ebola infections in the Democratic Republic of Congo after investigations ruled out hundreds of cases, according to updated figures released by the World Health Organization.
Trump administration scraps $1.8bn fund targeting alleged government weaponisation
A rare revolt from Republican senators has forced the Trump administration to shelve President Donald Trump’s proposed $1.8 billion “weaponisation” fund, US Acting Attorney General Todd Blanche told lawmakers.
Maamulka gobolka Banaadir iyo Booliska oo ka hadlay banaanbaxa ay iclaamiyeen mucaaradka
Jun 03(Jowhar)-Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobalka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa sheeegay in Maamulka Gobolka Banaadir in dowlada ay ogoshahay banaanbax ayna u cayintay saddex meelood in banaanbaxu uu ka dhacay.
Liverpool legend Kenny Dalglish announces he has been diagnosed with cancer
Liverpool icon Kenny Dalglish has disclosed that he is receiving treatment for cancer, a personal update the club legend said was never intended for public view.
Kuwait Airport Halts Flights Following Missile Attack Disruption
Kuwait woke to a fresh shock early this morning when an Iranian drone and missile attack hit the country’s international airport, leaving people injured and prompting authorities to divert flights, according to Kuwait’s state news agency.
Israel and Hezbollah exchange strikes as US hosts diplomatic talks
As Israeli fire and Hezbollah rockets again lit up the Lebanon-Israel border, Lebanese and Israeli envoys sat down in Washington for another round of direct talks — with US Secretary of State Marco Rubio arguing that only one force stands in the way of a deal.















