SOMALI NEWS
Deni oo kulan gaar ah Nairobi kula qaatay taliyayaal ka socda Mareykanka iyo Ingiriiska
Jan 25(Jowhar)-Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan la qaatay Taliyeyaasha Ciidamada Gaarka ah ee Wadamada Maraykanka iyo Ingiriis-ka ee Bariga Africa,...
Maxaa ka jira in maleeshiyaad la shaqeyneysa ciidanka Israel la geynayo Somaliland?
Jan 25(Jowhar)-Warbaahinta Israel ayaa tabisay in Somaliland ay aqbashay in lagu wareejiyo xubno ka tirsanaa malleeshiyo Falastiini ah oo la shaqeynaysay Ciidanka Israel, kuwaas...
Xogta ninkii labaad oo ciidamadda Mareykanka ay ku dileen Minneapolis
Jan 25(Jowhar)-Alex Pretti, oo ahaa nin 37 jir ah, ayaa lagu dilay Minneapolis kadib markii ay la kulmeen wakiillo ka tirsan laanta socdaalka federaalka...
Madaxweynaha Masar oo Ka Hadlay Midnimada Gobolka iyo Khatarta Maleeshiyaadka gooni-u-goosadka ah
Jan 24(Jowhar)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Cabdifataax Al-Sisi, oo hadal ka jeedinayay munaasabadda sannad-guurada Maalinta Ciidanka Booliska dalkaas, ayaa si adag uga hadlay xaaladda...
Golaha Mustaqbalka oo si rasmi ah you aqbalay gogoshii ay dowladda fidisay
Jan 24(Jowhar)-Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo ay ku mideysan yihiin madaxweynayaasha maamulada Puntland, Jubaland iyo Madasha Samata-bixinta ee Muqdisho ka dhisan ayaa aqbalay gogosha ay...
politics News
Tech and Gadgets
Holiday Recipes
LATEST ARTICLES
Sponsored
Learn More







Recent Comments