SOMALI NEWS
Wasiirada Arrimaha Dibadda Sucuudigq iyo Itoobiya oo kulan gaar ah yeeshay
Feb 02(Jowhar)-Wasiirka Arrimaha Dibadda Sucuudiga Faysal Bin Farxaan, ayaa kulan la yeeshay dhiggiisa Itoobiya, iyagoo ka wada hadlay isbedellada iyo xaaladda amni ee ka...
Madaxweyne Xasan oo ergo dirsaday, aqbalayna iney hubkooda la yimaadaan Deni iyo Madoobe
Feb 02(Jowhar)-Ergo uu Madaxweyne Xasan Shekh Soodirsaday oo uu kamid yahay Ugaas Maxamuud Cali Ugaas ayaa goordhaw tegay guriga Madaxwyene Hore Shekh Shariif.
Iyagoo Lawadaagay...
Madaxweynaha Somaliland oo Safar ugu baxay Imaaraatka Carabta
Feb 02(Jowhar)-Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa safar ugu ambabaxay dalka Imaaraatka Carabta, halkaas oo uu kula kulmayo masuuliyiin iyo dhinacyo kala duwan...
Cabsi laga qabo in mar kale fowdo uu hareeyo kulanka maanta ee baarlamanka
Feb 02(Jowhar)-Baarlamaanka Soomaaliya labadiisa Aqal oo manata isugu imanaya kulan ayaa loogu qeybinayaa wax ka bedelka lagu sameeyay Shan Cutub oo cusub oo Dastuurka...
Dowladda Soomaaliya oo dib u celisay ilaaladii Deni iyo Madoobe
Feb 01(Jowhar)-Sida ay xaqiijinayaan ilo wareedyo wargal ah Dawladda Faderaalka ayaa amartay in dib Garoowe iyo Kismaayo loogu cesho diyaarado soo qaaday ilaalada madaxda...
politics News
Tech and Gadgets
Holiday Recipes
LATEST ARTICLES
Sponsored
Learn More







Recent Comments