Hormuud Salaam Foundation oo Deeq Lacageed Gaarsiisay Xarunta Maamo Ugaaso iyo SWDC
Mar 04(Jowhar)-Hay’adda Hormuud Salaam Foundation ayaa maanta deeq lacageed gaarsiisay Xarunta xanaanada gabdhaha agoonta ee Maamo Ugaaso Foundation iyo Ururka Horumarinta Haweenka Soomaaliyeed (SWDC), si loo garab istaago dadka nugul ee u…