SOMALI NEWS
Dadka reer Gaza ee barakacay ayaa magangelyo ka raadsaday gurigii hore ee Yasser Arafat
Nov 02(Jowhar)-Meesha Xusuustu ku nooshahay Burburka: Villa Arafat oo ah Hoy iyo xasuus Waxaa Rimal ku yaal albaab bir ah oo wali wata xasuus...
Turkiga oo beenisay in Dowladda Soomaaliya lagu wareejiyay diyaaradaha dagaalka ee T129 ATAK
Nov 02(Jowhar)-Wasaaradda Difaaca Turkey ayaa meesha ka saartay in ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ay leeyihiin diyaaradaha dagaalka T129 ATAK ee mudooyinkii dambe warbaahintu hadal...
Jubaland oo xukun dil ah ku riday askari ka tirsan Nabad Sugida maamulkaas
Nov 02(Jowhar)-Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Jubbaland ayaa maanta u fariisatay ku dhawaaqista kiis uu eedeysane ka ahaa Cabdiqaadir Maxamuud Xasan, oo ka tirsanaa...
Duqa Muqdisho oo gudoomiyay kulan ku saabsan amniga iyo doorashooyinka
Nov 02(Jowhar)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), oo guddoomiyey shirka todobaadlaha ah.
Ayaa ugu baaqay Maamullada Degmooyinka Caasimadda in...
Wasiirka cusub ee Wasaaradda Shaqada iyo arrimaha bulshada oo xilka ka wareegay
Nov 01(Jowhar)-Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa xilka u kala wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Shaqada iyo...
politics News
Tech and Gadgets
Holiday Recipes
LATEST ARTICLES
Sponsored
Learn More







Recent Comments