As a fast-moving Ebola outbreak tightens its grip on eastern Democratic Republic of Congo, UN health chief Tedros Adhanom Ghebreyesus has arrived in the hardest-hit province with a blunt message: the country needs more international support—and stronger trust at community level—to stop the virus.
WHO Chief Warns of Alarming Ebola Spread, Urges Global Support

Madaxa Hay’adda WHO Tedros oo booqday magaalada uu ka dilaacay cudurka Ebola
May 30(Jowhar)-Tedros Adhanom Ghebreyesus, oo ah agaasimaha guud ee hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO, ayaa maanta gaaray magaalada Bunia ee xarunta gobolka Ituri oo ah magaalada uu ka dilaacay cudurka dilaaga ah ee Ebola ee bariga Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Kongo (DRC),
Xildhibaanada cusub ee baarlamaanka Koofurgalbeed oo la dhaariyey
May 30(Jowhar)-Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed, gelinkii dambe ee maanta waxaa lagu dhaariyay Xildhibaannadii dhowaan la doortay ee ku yimid doorashadii qofka iyo codka ahayd.
US Nears Final Decision on Potential Iran Nuclear Deal
With the Middle East war still casting a shadow over global shipping and energy markets, US President Donald Trump said he is heading to the White House Situation Room to decide whether to seal a peace deal with Iran.
Netanyahu: Israeli troops have crossed Lebanon’s Litani River amid fighting
Israel’s military has pushed deeper into Lebanon, Prime Minister Benjamin Netanyahu said, declaring that Israeli forces have crossed the Litani River and continued their advance.
Warakii u danbeeyay xaaladda magaalada Baydhabo iyo abaabul dagaal oo socda
May 30(Jowhar)-Xaalada Magaalada Baydhaba ayaa degan iyadoo Taliska Ciidanka Dowlada Somaliya gaar ahaana Booliiska, nabad sugida iyo Melletariga si rasmi ah gacanta ugu hayaan.
One rescued as six still trapped inside a cave in Laos
After more than a week in darkness and rising floodwater, rescuers in Laos have pulled one of seven trapped men to safety from a semi-submerged cave in central Xaysomboun province, according to the team working at the site.
Madaxtooyada oo qorsheyneysa iney mar kale xanibto dhq dhaqaaqyada Mucaaradka ee banaanbaxa qabsnaaya
May 30(Jowhar)-Villa Somalia ayaa doonaysa in ay markale mucaaradkeeda Muqdisho kusugan u cayinto meelo ay iskugu imaan karaan oo Banaanbax ku qabsan karaan, sida ay xaqiijinayaan ilowareedyo dhinaca amniga ah, soo jeedinta dowladda Faderaalka ayaa la gaarsiiyey dhinaca mucaaradka oo 4ta bisha June u balansan in ay qabtaan Banaanbax Nabdeed looga soo horjeedo mudo dhaafka Xasan Sheikh Maxamuud.
U.S. warns it can restart military conflict with Iran if needed
Washington is warning it can swiftly return to fighting with Iran, even as President Donald Trump insists any peace deal must meet his non-negotiable demands — chief among them, that Tehran never develop a nuclear weapon.
Ciidanka taabacsan Lafta-gareen oo dagaal kula wareegay qeybo kamid ah Baydhabo
May 30(Jowhar) Ciidanka taabacsan Laftagareen ayaa galay gudaha magaalada Baydhabo, gaar ahaana agagaarka loo yaqaano afar Irdoodka, halkaas oo ah xudunta magaalada, ayna ku dhow yihiin xarumaha amniga ilaa wasaaradaha, iyadoo halkaas iska caabin xoogan ka dhacday, warar hordhac ah ayaa xaqiijinaya in dad kale duwan ay dhinteen.














