SOMALI NEWS
Mareykanka iyo Iiraan oo gaaray Heshiis lagu soo afjarayo Khilaafka Bariga Dhexe
Jun 18 (Jowhar)-Guul lama filaan ah oo ka dhacday Qasriga Versailles ayaa horseeday dadaal lagu joojinayo dagaalka Bariga Dhexe, ka dib markii Madaxweynaha Mareykanka...
Faahfaahin ka soo baxaya Maleeshiyo Beeleed ku dagaalamay degmada Jalalaqsi
Jun 18 (Jowhar)-Xiisad colaadeed ayaa ka jirta saaka degmada jalalaqsi ee gobolka Hiiraan kadib markii ay maleeshiyo beeleed ay ku dagaalameen galbeedka degmada Jalalaqsi.
Dagaalka...
Madaxweyne Cirro;”Waa ay dhici kartaa in Israel ay saldhig milatari ka sameysato Somaliland”
Jun 18 (Jowhar)-Madaxweynaha Maamulka Somaliland C/raxmaan Maxamed C/llaahi “Cirro” ayaa sheegay in uusan meesha ka saari karin suurtagalnimada in mustaqbalka ay Israa’iil saldhig milatari...
Maraykanka oo soo bandhigey qodobada ay ku heshiiyeen dowlada Iiran
Jun 17 (Jowhar)-Aqalka Cad ee looga taliyo dalka Maraykanka ayaa soo saaray faahfaahin la xiriirta is fahamka ay wada gaareen Iiraan iyo Maraykanka.
Dukumentigan, oo...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Sacuudiga
Jun 17 (Jowhar)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Boqortooyada Sacuudiga u fadhiya Soomaaliya Mudane Axmed...
Sports
Tech and Gadgets
- Advertisement -
Article
Latest Reviews
Holiday Recipes
LATEST ARTICLES
Sponsored
Learn More







Recent Comments