SOMALI NEWS
Urur Goboleedka IGAD oo cambaareeyay booqashada Cirro ee Israel
Jun 18 (Jowhar)-Urur-goboleedka IGAD ayaa markale ku celiyay taageerada uu u hayo madax-bannaanida, midnimada, wadajirka dhuleed iyo madaxbannaanida siyaasadeed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
Bayaan ay...
Kulanka Golaha Wasiirada oo looga hadlay qodobo xasaasi ah
Jun 18 (Jowhar)-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa lagu soo bandhigay warbixin tirakoobyo wadata oo ku saabsan...
Mareykanka iyo Iiraan oo gaaray Heshiis lagu soo afjarayo Khilaafka Bariga Dhexe
Jun 18 (Jowhar)-Guul lama filaan ah oo ka dhacday Qasriga Versailles ayaa horseeday dadaal lagu joojinayo dagaalka Bariga Dhexe, ka dib markii Madaxweynaha Mareykanka...
Faahfaahin ka soo baxaya Maleeshiyo Beeleed ku dagaalamay degmada Jalalaqsi
Jun 18 (Jowhar)-Xiisad colaadeed ayaa ka jirta saaka degmada jalalaqsi ee gobolka Hiiraan kadib markii ay maleeshiyo beeleed ay ku dagaalameen galbeedka degmada Jalalaqsi.
Dagaalka...
Madaxweyne Cirro;”Waa ay dhici kartaa in Israel ay saldhig milatari ka sameysato Somaliland”
Jun 18 (Jowhar)-Madaxweynaha Maamulka Somaliland C/raxmaan Maxamed C/llaahi “Cirro” ayaa sheegay in uusan meesha ka saari karin suurtagalnimada in mustaqbalka ay Israa’iil saldhig milatari...
Sports
Tech and Gadgets
- Advertisement -
Article
Latest Reviews
Holiday Recipes
LATEST ARTICLES
Sponsored
Learn More







Recent Comments