SOMALI NEWS
Dowlada Soomaaliya oo war ka soo saartay safaarada Somaliland ka furatay magaalada Qudus
Jun 16 (Jowhar)Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa walaac xooggan ka muujisay wararka sheegaya in maamulka Israa’iil uu la...
Siddeed qof oo ku dhimatay diyaraad ku burburtay Maraykanka
Jun 16 (Jowhar)Siddeed qof oo ay ku jiraan laba ka mid ah shaqaalaha Boeing ayaa ku dhintay ka dib markii diyaarad ay leeyihiin ciidamada...
Ururka Iskaashiga Islaamka oo cambaareeyay safaarada Maamulka Somaliland uu ka furatay Qudus
Jun 16 (Jowhar)Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ayaa si kulul u cambaareeyay safaaradda ay jamhuuriyadda la magac baxday Somaliland ka furatay magaalada Qudus oo muddo...
Soomaaliya Iyo Masar oo iska kaashanaya horumarinta Iyo maareynta kheyraadka badda
Jun 15 (Jowhar)-Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Soomaaliya, Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda...
Xuutiyiinta oo digniin adag ka soo saartay Booqashada Cirro ee Israel
Jun 15 (Jowhar)-Kooxda Xuutiyiinta dalka Yemen ayaa digniin adag ka soo saartay xiriirka u dhexeeya maamulka la magac baxay Somaliland iyo Israa’iil kadib markii...
Sports
Tech and Gadgets
- Advertisement -
Article
Latest Reviews
Holiday Recipes
LATEST ARTICLES
Sponsored
Learn More







Recent Comments