SOMALI NEWS
Maxaa kasoo baxay shirkii maanta Xalane uga furmay Dowladda iyo Mucaaradka?
May 13(Jowhar)Waxaa soo idlaaday shirkii maanta Muqdisho gaar ahaan Xerada Xalane ugaga furmay Dowladda Soomaaliya iyo xubno ka tirsan Mucaaradka.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo...
Doon xoolo badan siday oo ka baxday Berbera oo ku gubatay Marinka Hormuz
May 13(Jowhar) Sida ay sheegayaan wararka soo baxaya Dooni xoolo siday oo ka baxday magaalada Berbera ee Somalia, taas oo lagu magacaabo Xaaji Cali,...
Xogaha ka cusub kulanka Xalane ee dhinacyada Soomaalida iyo safiirada Mareykanka iyo UK
May 13(Jowhar) Barqanimada maanta ah xayndaabka Xalane ayay Hoggaamiyayaasha Golaha Mustaqbalka & Madaxweyne Xassan Sheikh ku yeelan doonaa wada hadalo ku sal go’an geedi...
Salaam African Bank Group oo xarigga ka jaray mashruuc Kayd shidaal ah oo laga...
May 12(Jowhar)Shirkadda Fuelstor oo hoos timaada shirkadaha Salaam Group ayaa maanta si rasmi ah u daahfurtay dhismaha xarun weyn oo kaydinta shidaalka iyo badeecooyinka...
Madaxweyne Xasan oo ka qeyb galay caleema saarka madaxweynaha Uganda
May 12(Jowhar) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qayb galay munaasabadda caleemo-saarka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Yugaandha Mudane Yoweri Kaguta Museveni...
Sports
Tech and Gadgets
- Advertisement -
Article
Latest Reviews
Holiday Recipes
LATEST ARTICLES
Sponsored
Learn More







Recent Comments